(Akhriso) Jabhadda ONLF iyo Madaxweynaha DDSI oo todobo qodob ku heshiiyey

Ururka ONLF ayaa sheegay in xubno ka tirsani ay magaalada Addis Ababa kula kulmeen madaxweynaha cusub ee Maamulka Soomaalida Mustafa Muxumed Cumar. ONLF ayaa sheegtay inay si buuxda ula shaqaynayaan madaxweynaha cusub waxayse ka digeen faragelin dawladda dhexe ee Itoobiya ku samayso arrimaha Gobolka. Kulanka labada dhinac oo ahaa mid xasaasi ah ayaa waxaa ka … Continue reading (Akhriso) Jabhadda ONLF iyo Madaxweynaha DDSI oo todobo qodob ku heshiiyey